SAWIRO: Sidee loo sugaa Amaanka Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho..
May 2, 2016 -
Comments off
Waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa Sawiro ka tarjumaya qaabka loo sugo amniga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyo sida loo baaro dadka ka dhoofaya garoonkaasi.