Kooxda Al- Shabaab ayaa warbaahintooda ku daabacay sawiro & gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka qabsadeen ciidamada dowladda gaar ahaan deegaanka Ruunirgood oo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe.
Deegaanka Runirgood ayaa dhowaan waxaa ku dgaalamay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ururka Al-shabaab.
Al- Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen Hub oo ay sheegeen in ay ka qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya.
Al-shabaab ayaa sawirada ay soo bandhigeen waxaa ka muuqday Hub, Gaadiid dagaal iyo agabyo kale oo ciidan.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO
Muurinews.com–Muqdisho