War hada ku soo dhacay warqabadka Muurinews ee Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in goordhow oo Waqtiga Salaada Casir uu qarax xoogan ka dhacay Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose.
Qaraxa ayaa waxaa uu si gaar ahaa uga dhacay Suuqa lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Bartamaha Degmada Afooye Waxaana lal bartil maamed sanayey Askar ka tirsan Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwa cashuuraha.
Qaraxa ayaaa noociisu ahaa Bamka nooca gacanta laga tuuro waxaana khasaare uu ka soo gaaray askartii lala eegtay oo dhimasho & dhaawac noqday inkastoo tiraada saxda aan weli helin.
Wixii Ku Soo Kordha Halkan Kala Soco Insha Allah
Muurinews.com–Muqdisho