Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxa xoogan ee goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdsho gaar ahaan Xaruunta Fiisha Taraafiko.
Wararka aan heleeyno hada waxaa ka mid ah in Qaraxa uu ahaa Gaari miineeysan kaas oo doonayey in uu gudaha u galo xaruunta balse ay isuura geli weysay.
Warar kale waxaa ay sheegayaan in gaariga uu ku qarxay albaabka hore ee Fiisha Tarafiko halkaa waxaa ka ag dhawaa maqaaxi shan qol ka kooban oo dhamaantood burburay dad shacab ahna uu khasaaro ka soo gaaray.
Wariye Qaraxa Markii uu dhacay kadib goobta gaaray ayaa faah faahin intaa kabadan qaraxaas soo sheegaya.