Xasan Sheekh ayaa maanta ka Qayb-galay Munaasabad lagu Maamusayay Maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.
Midowga Yurub waxay gacan weyn ka geysteen dib u soo kabashada Soomaaliya, ha noqoto dhanka dib u dhiska dalka, amniga iyo mashaariicda horumarinta. Inagoo taageeradaas ka faa’ideysaneyna ayaan waxaan ku tallaabsaney guulo la taaban karo. Soomaaliya horay ayay u dhaqaaqdey, umana joogsaneyso cadowga argagixisada ee doonaya inay dib inoo celiyaan’’.
Ugu dambeyb, Munaabadda waxaa sidoo kale ka hadley Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Michele Cervone D’Urso.