War lagu daabacay Baraha internetka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkii xalay ka dhacay deegaanka toratoorow ay guulo ka gaareen shabaab iyagoona ku faanay in khasaaro ay gaarsiiyeen ciidankii soo weeraray.
Al-Shabaab sargaal katirsan oo lahadlay Warbaahintooda Andalus waxa uu tibaaxay in Qoriga RBG ama Baasuukaha ay ka reebteen ciidanka Mareynkanka.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Dagaalka xogiisa uu ka dhacay Haro Biyaha laga dhaansado oo ku taal Bartamaha Magaalada Tooratoorow ee Gobolka Sh/Hoose.
Muurinwews.com–Qoryooley
Xulka wararka oo dhan