Wararka hadda nagasoo gaarya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelha Hoose ayaa kusoo waramaya in dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Al-shabaab uu ka socda deegaan dhaca duleedka degmad Afgooye ee gobolkaasi.
Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliy iyo Al-shabaab,Waxaa lagusoo waramayaa in dagaalku uu yahay mid la isku adeegsanaayo hubka nuucyadiisa kala duwan islamarkaana daryanka hubka laga maqlaayo deegaanada ku xeeran halka lagu dagaalamayo.
Ilaa hadda lama oga qasaraha ka dhashay dagaalkan maadaam uu yahay mid bilowday waqti dhaw.
Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha insha’allah
MUURINEWS.COM—AFGOOYE
XULKA WARARKA OODHAN