Warbaahinta dalka Jabuuti ayaa soo bandhigtay Muuqaal jawaab u ah Dowlada Somaliland, oo sheegay in Axmed Siilaanyo Lagu bahdilay Booqashadii uu ku tagay dalkaasi Jabuuti.
Muuqaalka ayaa waxaa lagu soo bandhigay Fadeexadii Siilaanyo ka raacday Inuu salaan ka qaato Ciidanka, iyadoo uu marba dhinac u jiidayo Raysal wasaaraha dalkaasi, Siilaanyo oo iska hor istaagay Koox ciyaaraysa oo hadana laga ka xeeyay,
Madaxwaynaha Jabuuti oo diiday inuu salaamo Xaaska Siilaanyo iyo Waxyaabo kale oo la yaab leh, Waxaana ugu danbayntii la is waydiiyey Xaq ma u leeyahay maamulka Somaliland inuu Jabuuti ugu Cadhoodo waa nala Bahdiley.
Waa sideey hadalka u dhigeen.
MUURINEWS.COM—JABUUTI
XULKA WARARKA OO DHAN