Odayaasha Dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa shaaca ka qaaday i marnaba Aysan raali ka aheyn qaabka loo qorsheeyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Cusub isagoo madaxda dowlada UGU baaray i nidaamka 4,5 lagu soo xulo xubnaha aqalkaasi Sarre ka mitten noqon filt.
Odayaasha Ayaa kulankooda sidoo kale Kaga hadlay arin dhibaato Weyn ah taasoo ka taagan gobalka Shabeelaha hoose maadaama gobalkaasi uu yahay mitten colaad la dagtay iyagoo UGU baaqay madaxda sare ee Dowlada i XAL loo helo dhibaatada halkaasi ka taagan.
MUURINEWS.COM — BAYDHABO
ISHA WARARKA — OO dhan