Kulan ay wada yeesheen Golaha Malaaqyada KG , Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaliaya iyo Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed , Kulankaas waxaa loogu wada Hadley Qodabada Soo socda :-
Gebagebadii waxaa la isku raacey in shir jaraaid ay qabtaan Masuuliyiinta Golaha KG iyo Golaha aqoonyahanada, waxaan loo xilsaarey inay ka hadlaan Masuuliyiinta Kala ah :
Golaha malaaqyada ayaa u mahad celiyey shaqada ay soo qabteen Golaha badbaadada koonfur galbeed ee ku saabsanaa safarkii Puntland iyo dhacdooyinkii foosha xumaa ee ka dhacey deegaanada Puntland , taasoo ay wax weyn ay soo qabteen Golaha Badbaadada KG iyo Dad badan oo xir xirnaa oo ay soo daayeen.