Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta waxaa ka furmay shir la doonayo in lagu dhiso Maxkamada Sare Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Taarkhda mar key aheyd 5,May 2016 ayaa Degreeto Ka Soo Baxdey Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Axmed C/laahi Xuseen ayaa lagu sheegay in aan dacwada la xariirta isqabqabsiga Gobolka Shabeelada Hoose aan lagu qaadikarin meel ka baxsan deegaanada Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya.
Ayaa maanta waxaa u ka furmay Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose waxaana ka soo qeyb galay Shirkaasi gudoomiyaha gobalka Shabeelada hoose Ibrahim Aadan Najax, ku xigeenkiisa Col Xasan Shiino, iyo gudoomiyaha Degmada Marka Mudane Xasan Cumar maclin.iyo Wasiir Madoobe Nuunow Maxamed oo Munaasabada ka hadley ayaa Sharxey baahida loo qabo Maxkamada Sare Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
MUURINEWS.COM–AFGOOYE
ISHA WARARKA– OO DHAN