Waxaa Hada Dagan xaalada magaalada Baladweyne kadib Markii uu saaka maalintii sedaxaad oo xariir ah ka dhacay dagaal xoogan kaasoo u dhaxeeyay maleeshiyo beeeleed waxaana Markii Dambe dagaalkaasi xoog ku joojiyay ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah Ciidanka Amisom.
Arrag Sawirada