War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in goordhow dagaal aad u culus markale uu dib uga qarxay Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa ah Mid ka xoogan Kii 2-dii Maalin ee la soo dhaafay halkaa ka dhacayey waxaana leysku ridayaa Hub aad u culus oo hugunkiisa laga maqlayo daafaha Magaalada oo dhan.
Gurmad xoogan ayaa labada dhinac soo kala garaya weli kuwaas oo ka imaanaya Dhanka Miyaga Gobolka Hiiraan waxaana dadka ay bilaabeen Barakac kii ugu xooganaa.
Wixii ku soo kordha Halkan Kala Soco Insha Allah
MUURINEWS.COM–MUQDISHO
ISHA WARARKA– OO DHAN