Xasan sheekh ayaa Waxaa Su’aalo uga yaabsaday Wariye ka howlgala magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Bashle.
Madaxwaynaha ayaa waxaa la waydiiyey “Shaqooyin ka banaan Soomaaliya oo qofka laga Rabo inuu ku hadlo AF-AXAARI, Sababta madaxda Soomaalidu ay Caruurtooda ugu dirayaan Qurbaha,
Musuq-maasuqa ka taagan Shaqooyinka, Tayo La’aanta Baasaboorka Soomaaliga iyo Hadalkii Madaxwayne Xasan ku sheegay inuu soo celin doono Soomaalida Tahriibta ku galay Talyaaniga ?