Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlaamka Soomaaliya ayaa siwayn uga Horyimid Go’aanka madaxwayne Xasan sheekh uu ku sheegay inuu Awood madaxwayne ku meel-mariyey Hanaanka Doorasho ee Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Cumar (Dalxa) oo waraysi Xiiso badan uu la yeeshay Wariye Cali Xaraare ayaa go’aanka madaxwayne Xasan sheekh wuxuu ku tilmaamay.inuu baal maray sharciga.
MUURINEWS.COM–MUQDISHO
ISHA WARARKA OO–DHAN