Dab Khasaare Hantiyadeed Sababay Ayaa ka kacay Xaafadda Furiyaasha ee Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir.
Dabka Ayaa la sheegay inuu ka kacay Guri lagu iibiyo Alaabata Jiifka ah, iyadoo sidoo kale uu ku Faafay Guryo kale oo u dhaw Guriga uu dabku ka kacay.
Inkastoo aan la ogeyn waxa Sababay Dabka kacay Ayaa waxaa Roundup Dadaalo loogu gurmanayo daminta dabkaasi.
Gaadiidka dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkadda Hormuud Ayaa qeyb ka ah Daminta ama Baqtiinta dabkaasi ka kacay Xaafadda Cali Kamiin gaar Ahaan Agagaarka Furiyaasha.
Maamulka Degmada Warta-nabadda wali kama hadlin dabka ka kacay Xaafaddaasi Cali Kamiin.
MUURINEWS.COM – MUQDISH
ISHA WARARKA OO – Dhan