Muqalasiinta ka ganacsata Dadka u Tahriibaya Qaarada Yurub ayaa waxaa la shaaciyay inay fiirsadaan ama eegtaan sidii ay ku heli lahaayeen Lacag fara badan kuwaas oo Dadka Tahriibaya saara Doomo Bacyaal laga sameeyay oo aad u halis badan .
Xeebaha u dhaxeeya dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa waxa ay noqdeen kuwo Qabuuro ah oo Isbuuc kasta lagu halaagsamo waxaana aad u yar in la sheego dadka Tahriibka ah ee maalin kasta ku dhinta Bada maadaama inta badan Muqalasiinta ay qariyaan ama yiraahdaan qof hebel iyo Doontii uu saarnaa waa la waayay oo waa la la´yahay . !!