Nin udhashey Dalka Sudaan oo kunool magaalada London ayaa isku soo sharxay xilka madaxweyninimo ee dalka soomaaliya waxaana oo sheegey in dhibaatada heysato Soomaalida tahay mid aad u fudud asagana oo dib u mideyn karo waa hadii ladoorto.
Waxuu sheegay in dhibaatada Soomaalida haysata ay sabab u tahay wixi ay ka dhaxleen gumeysitihii reer Yurub kuwaasi oo markii ay ka baxayeen Soomaaliya qeybo kamid ah gacanta u galiyay Kenya iyo Itoobiya si ay u sii gumeystaan maadaama ay iyagu yihiin Christan.