Sida aan ka soo illo lagu kalsoon yahay Madaxweyne Xasan sheekh ayaa qorshe Yaab leh la damacsan Maqaamka gobalka Banaadir iyo qaabka xubnaha loogu darayo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xasan SheekhWaxaa uu rabaa in Madaxda Maamul gobaleedyada oo diidan in wax laga badalo hishiiskii doorashasa in uu ku qanciyo sed-burse islamarkaana gobalka Banaadir lagu qeybsado 4.5.
Qorshahaan Cusub ayaa u muuqda mid uu kusoo jiidan karo C/weli Gaas & Axmed Madoobe maadaama ay helayaa xubno dheeraad ah inkasto dhaqan galinta arintaan ay adkaandoonto.
illaha lagu kalsoon yahay ayaa sidoo kale inoo sheegay in gobalka Banaadir Aqalka sare laga siin doono 6-xubnoon waxaana Madaxweyne Xasan sheekh xubnahaasi uu beelaha dagan gobalka Banaadir ugu qeybiyay sidan:
Hawiye labo xubnood
Daarood Hal xubin
Dir hal xubin
Digil hal xubin
Beelaha Shanaad Hal xubin
MUURINEWS.COM–MUQDISHO
XIGASHO VILLA SOOMALIA