Madaxda Maxkamada Sare ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya aya waxa ay sheegtay in mudo 10 Maalmood ah lagu soo dhameystirayo Xarumaha garsoorka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Koofur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed C/laahi Fanax ayaa sheegay in Koofur Galbeed muddo 10 maalmood lagu soo dhameystirayo xarumaha garsoorka ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
Sheekh Axmed C/laahi Fanax ayaa sheegay in ay dhawaan maxkamado ay ka hirgaliyeen gobolka Shabeelaha Hoose ,islamarkaana maalmaha soo socda maxkamad laga hirgelin doono degmooyinka kale ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
MUURINEWS.COM—BAYDHABO
ISHA WARARKA OO–DHAN