Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maanta waxaa Magaalada Muqdisho uga furmaya Shirka Madasha Qaran ee looga hadlayo Doorashada Sanadkaan ka dhacaysa Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka,Ra’iisul Wasaaraha,Madaxweyneyaasha Puntland,Jubbaland,Galmudug ,Koofur Galbeed iyo Wakiilo ma talaya Hiiraan iyo Shabelleha Dhexe.
Shirka ayaa inta uu socdo waxaa looga hadlo doonaa Qodobo dhowr ah oo ay ka mid tahay Maqaamka ay yeelaneyso Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
TOOS MUURINEWS.COM XARUNTA SHIRAKA
ISHA WARARKA OO DHAN