XASUUSO Maalinta 6/6/2016 waa Sanadguuradii Maalintii RRA waxaan rabnaa inaan Qabano Ciyaar lagu maamusayo Maalintaas oo sanadhuuradii 17 aad ee RRA.waxaan la rabaa in la qabto xaflad weyn oo ay kasoo qayb galayaan dhamaan Bulsha weynta Koonfurta Soomaaliya.
Dhamaan bulshaweynta KG waxaa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan Xafladaasi oo ay kasoo qayb galayaan Halgamayaasha RRA , iyadoo lasoo Bandhigi doono Filim ka hadli doono Taariikhda RRA ee .(6 DEL 6)
Tan kale waxaa Magaalada Baydhabo jooga halgamayaal iyo halgamayaashii geeryoodey Xaasaskooda /Caruutooda , markaa waa in Maalintaas laga faraxsiiyo
Ka qayb qaado Xafladaas si xaflada u noqato xaflad weyn ka qayb qaado walaal xiligaas waxaa ku aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
waana in la taakuleeyaa dhamaan Halgamayaashii ku dhaawacmey Dagaalkaas iyo Xaasaskii iyo caruurtii ay katageen .