Koox Hubeysan ayaa Salaadii Maqrib ka dib Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ku dishay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalinta Degaanka ee Degmada Waabari oo lagu magacaabi jiray Mustaf Xaaji Dhicisow .
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Marxuun Mustaf Xaaji la dilay ka dib markii uu ka soo baxay Masaajidka Xaaji Aabow ee Degmada Waabari oo uu ku soo tukaday sida la sheegay Salaada Maqrib.
Kooxdii Dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay,waxaana halkaa gaaray Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.
MUURINEWS.COM—-MUQDISHO
ISHA WARARKA OO—DHAN