Ciidamada Dowlada Somaliya ayaa Waxaa ay Magaalada Muqdisho Ku Qabteen Rag ka tirsan Amniyaaadka Kooxda Al-Shabaab kuwaas oo fal dil ah geysan raby
Afhayeenka Wasaarada Amniga ay sheegay in Ragan ay tiradooda aheyd 2 ruux kuwaas oo ku hubeysnaa Bistoolada islamarkaana ciidamada ay ku qabteen Degmada Dharkenleey ee
Wasaarada Amniga waxaa ay intaa ku dartay in ragan warbixintooda la hayey ciidamaduna ay daba joogeen xili ay ka soo bexeen Deegaanka Ceelasa Biyaha waxaa uu sido kale C/kaamil ku daray in intii aysan bistooladaha la bixin la qabtay.
MUURINEWS.COM–MUQDISHO
ISHA WARARKA OO–DHAN