Fah faahin horu dhac ah Ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo loo badinayo inuu ah mitten ismiidaamin ah, waxaana qaac iyo Uuro Weyn lagu arkayaa nawaxiga Km4
Rasaas xoogan Ayaa qaraxa ka DIB la maqlayaa iyadoo qaraxyo kale oo yar yar ay dhacayaan, wararkii UGU danbeeyey ee Hadda na soo gaaraya ay sheegayaan i qaraxan oo loo adeegsaday gaari miineysan lagu weeraray hotelka Ambasador oo ku yaala agagaarka Tre-biyano Wadada maka al mukarama
gudaha hotelka Ayaa qaraxa ka DIB waxaa galay rag hubeysan waxaana ka socotaa rasaas xoogan oo la isweydaarsanayo, waxaana xusid Mudan i hotelkaas ay Degan yihiin xildhibaano iyo masuuliyiin ka TIRSAN dowlada.
Wixii Ku Soo Kordha halkan Kala Soco insha’allah