Wararka aan hada sida toos oga heleyno Hotelka weyn ee Ambasador oo qarax ismiidaamin kadhacay ayaa lasoo sheegaya in xaalada tahay mid weli kacsan madaama lamaqlaayo rasaas kadhaceyso gudaha iyo banaanka hotelka inkastoo ciidamada Dowlada gudaha ugaleyn Hotelka.
Shabakada Muurinews.com ayaa muqaal hordhac ah kaheshey qaraxaas ismiidaaminta ah waxaana ka arki doontaa khasaaraha kadhashey halkaasi wallow gadiid farabadan oo ah nuuca raaxada yaalay afaafka hore hotelka gubanayaan.
Weerarkaan ismiidaaminta ayaa imanaayo xili shabaab maanta laga dilay hogaamiye sare oo kooxdaas mugweyn kulahaa wallow qarka maalmo naga harsantahay bisha Ramadaan madaama shabaab kordhiyaan weerarada ay fuliyaan bishaas.
MUURINEWS.COM–MUQDISHO