Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa muujiyay karti iyo naf-hurnimo kale oo dheeraad ah iyagoo markan ka howlgalay hotelka Ambassador oo weeerar ay ku qaadeen kooxda Alshabaab, kadibna ay dabley kooxdaasi ka tirsan galeen gudaha Hotelka.
MUURINEWS.COM–MUQDISHO