Warar hadda nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu soo galay magaalada Muqdisho kaasi oo la baadi goobayo.
Gariga noociisa waa Kaari, waxaana la sheegay inuu miineysan yahay sida Muurinews prass u xaqiijiyeen qaar ka mid ah saraakiisha amniga DF ee Muqdisho.
Ciidamada ammanka ayaa ku baxay meelo badan oo gaarigan lagu tuhmayo waxaana shaqeynaha dhammaan ciidamada qarsan iyo kuwa kale ee DF.
La soco wixii soo kordha.
MUURINEWS.COM–MUQDISHO