Gudoomiyahii hore Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo la hadlay Idaacada Danan ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dil gelinkii dambe ee maanta Marka loogu geystay Mid ka mid ah dadka deegaanka.
Godoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisowa yaa sheegay in Maanta shir uu ka dhacay xerada Amisom ka dib markii shirka uu dhamaadayna dil fool xun uu ka dhacay magaalada.
Mas’uuliyiinta Koonfur galbeed ee Marka ku sugan ayuu ugu baaqay Gudoomiye hore Maxamed Cusmaan Cali Yariisow in ay ka jawaabaan waxa dhacay Magaalada Marka.
MUURINEWS.COM—MUQDISHO
HOGTA WARARKA OO–DHAN