Gudoomiyaha Degmada Marka Xasan Cumar Macallin oo qeyb ka ah wafdi ka socda Maamulka K/galkeed oo Marka ku sugan ayaa ka hadlay shir wada tashi ah oo Maanta ay la leesheen Shacabka iyo waxgaradka degmada Marka
Guddoomiyaha Magaalada Marka, Xasan Cumar Macalin oo la hadlay Wakaalada wararka Muuinews ayaa sheegay in Kulankaasi ay diirada ku saareen xoojinta amaanka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
Maalmo ka hor ayee aheyd markii halkaasi ay gaareen wasiiro ka socda Maamulka koonfur galbeed.
MUURINEWS.COM—MUQDISHO
ISHA WARARKA OO–DHAN