arwo Qamar Deeq Khaliif ayaa loo magacaabsy Wasiirka Haweenka iyo Qoyska Jubbaland.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa wadatashi dheer kadib wuxuu Qamar Deeq u magacaabay Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dowlada Jubbaland.
Magacaabista wasiirada ayaa timid kadib markii uu Madaxweyne Axmed Madoobe uu bishii hore soo bad dhigay liiska Golihiisa Wasiirada.
Hoos ka akhriso Wareegtada