SAWIRO CUSUB CAJIIBNA AH: qaabka quruxda badan ee loo soo dhaweeyay Erdogan.
Jun 3, 2016 -
Comments off
Waxa Halkan idin kugu soo gudbineynaa Sawirro aan adin kaga soo xulnay Imaanshihii Madaxweyne Erdogan iyo Xarig ka jaristiisii Safaarada Africa ugu weyn ee Turkigu ka furtay Magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA