Madaxweyne Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan soo soo dhaweeyn loogu sameeyay Gudhaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho .
Erdogan ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato Xasan Sheekh iyagoo ka wada hadli doona xoojinta xiriirka saaxiibtinimada ee ka dhexeeysa Soomaaliya iyo Turkiga.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA