Uhuru Kenyatta oo ah Madaxweynaha dalka Kenya ayaa shaaciyay hadal siweyn usoo dhaweyeen Muslimiinta Kenya oo ah in muddo 2 bilood ah ay cashuur dhaaf ka dhigeen Timirka la keenayo dalka. Bisha Ramadaan Darteed.
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in dowladiisu raashin ku caawin doonto dadka masaakiinta ah ee aan cunno haysan Bisha Ramadaan.