Waxaa maanta Magaalada Boosaaso soo gaadhay Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas, Wuxuuna ka warbixiyey Shirkii Madasha ee lagu qabtay magaalada Muqdisho,
Iyo Qodobadii kasoo baxay, Wuxuuna ka hadlay shir kale oo 22 bishan lagu qaban doono magaaladda Baydhabo kaasi oo uu sheegay in lagu dhamaystiri doono qodobo ay ka mid yihiin meeqaamka Caasimadda