Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabelaha Hoose waxaa ka socda shir ladoonayo in lagu dhex dhexaadiyo beesha Biimaal iyo Beesha ku soo duushay gobolka Shabelaha Hoose.
Shirka dib u heshiisiinta ayaa waxaa wada masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka ka qeyb galaya shirkaas oo la hadlay Radio Danan Muqdisho ayaa faah faahin ka bixinaya shirka iyo waliba qabka uu u socdo.
Hoos Ka Dhagayso Codka
MUURINEWS.COM—MUQDISHO
ISHA WARARKA OO–DHAN