Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo kawada tirsan Dowlada Ay is rasaaseen ku dhex martay Degmadaasi.
is rasaaseenta ayaa waxaa ay ka dhacday Mukayaga degmada Afgooye Ciidamada is rasaaseeyay ayaa waxaa ay wada ahaayeen Militeri kuwaas oo ilaa iminka aan la ogeyn waxa ay isku qabteen.
lama oga khasaaraha ka dhashay is rasaaseentaasi hase ahaate dadka qaar ayaa inoo sheegaya in ay jirto khasaaro soo kala gaartay.
Ma jiraan Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka iyo Kan degmada oo ka hadlay is rasaaseentaasi ciidamada Dowlada u dhaxeysay ee Degmada afgooye ka dhacaday.
MUURINEWS.COM—AFGOOYE
ISHA WARARKA OO–DHAN