Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Madaxwaynaha maamulka Jubaland ayaa kusoo noqday magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose,
Wuxuuna ugu horayn ka hadlay Bisha Barakaysan ee Ramadaan, iyo Dhaqan Xumada goobaha qaar laga dareemo Xiliga lagu Jiro Bisha Ramadaan.
Dhinaca kale Madaxwayne Axmed Madoobe ayaa wuxuu daaha ka qaaday waxa looga hadlay shirkii Madasha ee kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho.