Ciidamada Itoobiya ayaa maanta soo gaalay Deegaanka Balidhiig oo ka mid ah Deegaanada Dhaca Xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya iyagoo Halkaasi ku Jeex-jeexay Calanka maamul Goboleedka Somaliland
Goobjooge ku sugan magaalada Balidhiig, oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyey Qaabka Ciidamada Liyuu booliska ee Itoobiya ay kusoo galeen magaalada iyo Sida ay wax u dhaceen.