Farshaxanistaha weyn ee Soomaaliyeed ayaa guul daradii qabsatay kooxda shabaab ku cabiray sawir kaa qoslisiin doona kasoo siweyn ula yaabayn intii daawatay.
Sawirkaan oo si dhab ah oga turjumaayo weerarkii halgan oo udhaxeeyay shabaab iyo waliba Amisom oo kaabayaan kuwa dowlada soomaaliya oo dagaal lagu riiqmay ku dhexmaray degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan