Kulan lagu taageeraayey Malaaq Maxamed Cadow Maxamed oo dhawaan loodooratay Malaaqa guud ee Beesha Leysaan ayaa Maanta laguqabtay Magaalada Baydhabo.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay,culmaaudiin, Nabadoono,aqoonyahano,dhalinyaro iyo haween.
MUURINEWS.COM–BAYDHABO