Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo Gudoomiye Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,
C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS ayaa Maanta booqdey Xarunta cusub ee loo dhisaayo Baarlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Booqasahada Maanta waxaa ku wehliyey Mr. Vikram Parekh oo madaxa Xafiiska Siyaasada QM Ee UNSOM isla markaana u fadhiya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
MUURINEWS.COM—BAYDHABO