Wararka xiligaan sida toos ah nooga imanaayo magaalada Cadadao ee Gobolka Galgaduud islamarkaana Xarun KMG u ah Galmudug ayaa sheegaya in Bartamaha Magaalada uu ka soconayo Dagaal Xoogan.
Dagaalka ayaa si Xoog ah uga socda Bartamaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,lamana Oga weli cidda uu sida rasmiga ah u dagaalameysa.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Dagaalku uu u dhexeeyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mamaulka Galmudug.
Warar qaar ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan oo ka Cabanaya Mushaar la’aan ay yihiin waxa Dagaalku uu ka bilowday
Faah-faahin Dib kala Soco Insha Allah