badneed ee ka dhacday dalka Mareykanka uu ku guuleestay Musharaxii Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump .
Donald Trump oo horey loo saadaalineyn in uu guuleesan doono ayaa qabsaday hadal heynta Warbaahinta Caalamka, waxaana ninkan Sawiradiisa gaar ahaan qaabka tintiisa u egtahay laga sameeyay sawiro badan oo maad ah.
Qaar kamid ah Warbaahinta Ciyaaraha ka faalooda ayaa soo bandhigay Sawirada Donald Trump oo madaxa loo galiyay Ciyaartoy iyo macalimiin caan ka ah dunida, waxa ayna Sawiradan noqdeen kuwa si weyn loogu maadeesto baraha ay bulshada kuwada xariirto.
Ciyaartoyda Caanka ah ee loo galiyay tinta Donlad Trump waxaa kamid ah Laacibiinta dunida ugu caansan sida Messi, Ronaldo, Pogba iyo Macalimiinta kala ah Jose Mourinho iyo Macalinka kale ee kooxda Manchester City Gouardiola.