Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo afjarmay xalay saq dhexe, inkastoo sida muuqata la oran karo waa kii ugu xumaa ee la arkay sanadahii ugu dambeeyay madama aysan kooxaha waaweyn sameynin suuqgal fican sidoo kalana aan lakala wareegsan.
Si kastaba waxaa lasoo saaray 10-kii saxiix ee ugu fiicnaa ee la sameeyay bishaan, waxaana ka mid ah saxiixyada la sameeyay Memphis Depay oo u wareegay Lyon iyo Morgan Schneiderlin oo u wareegay Everto .
LIISKA 10-KA XIDIG EE LA IIBSADAY JANUARY:
1. Memphis Depay –
Ka Tagay: Manchester United
Ku Biiray: Olympique Lyon
2. Steven Jovetic –
Ka Tagay: Inter Milan
Ku Biiray: Seville
3. Jesse Rodriguez –
Ka Tagay: Paris Saint Germain
Ku Biiray: Las Palmas
4. Leon Bailly –
Ka Tagay: Genk
Ku Biiray: Bayer Leverkusen
5. Yunus Malli –
Ka Tagay: Mainz o5
Ku Biiray: Wolfsburg
6. Dimitri Payet –
Ka Tagay: West Ham
Ku Biiray: Marsielle
7. Jose Fonte –
Ka Tagay: Southampton
Ku Biiray: West Ham
8. Gabriel Jesus-
Ka Tagay: Palameiras
Ku Biiray: Manchester City
9. Morgan Schneiderlin –
Ka Tagay: Manchester United
Ku Biiray: Everton
10. Demba Ba –
Ka Tagay: Shanghai Shenhua
Ku Biiray: Besiktas
F.G: Gabriel Jesus heshiiskiisa wuxuu dhacay xagaagii h–e, balse January ayuu si toos ah u dhameystiray ku biiritaanka kooxda City, waana sababta uu kaga mid yahay saxiixyada bishaan.