Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon D’or 2017 isaga oo kaga adkaaday xiddigaha Messi iyo Neymar.
Cristiano Ronaldo ayaa abaalmarinta lagu dul gudoonsiiyay Taawarka dheer ee Eiffel Tower iyada oo waliba loo soo bandhigay si aan horay loogu soo bandhigin abaalmarintan .