Daawo Sawirada: Siyaasiyiinta Odayaasha dhaqanka iyo Xildhibaanada Mudullood oo u kala harin soo dhaweynta Yariisow
Jan 21, 2018 -
Comments off
Saacado kadib markii saaka lagu dhawaaqay in guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir loo magacaabay wasiirkii hore ee Warfaafinta C/raxmaan Cuma Cusmaan (Yariisow) ayaa waxa galabta ka socda Muqdisho xaflado soo dhoweyn ah.