Qarax miino ayaa goor-dhaw ka dhacay xaafadda digfeer ee degmada Hodan, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah iyo Xoolo ka agdhawaa.
Wariye Saciid Warsame Sabriye oo ka agdhawaa halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qaraxa la geliyay darbiga Guri ay dad shacab ah daganaayeen.
Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha: