Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa jawaab warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho u mariyay Xildhibaan Cabdulahi Sheekh Ismaaciil.
Jawaabtan uu siiyay Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar Cabdulahi Sheekh Ismaaciil ayaa timid kadib markii Cabdulahi Sheekh Ismaaciil uu ka Hadley dhismaha Golaha deganka Degmada Baraawe.