Halkan Ka Akhriso Magacyada Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Ee Maanta La Magacaabay, iyadoo Inta Badan Guddiga Ay U Badan Yihiin Kuwo Muxaafid U Ah Shariif Xasan Shiikh Aadan Oo Markale Damac Kaga Jira Hogaanka KGS.
Magacyada Guddiga Beesha Mirifle Sideed
1.Yaroow Cali Xuseen, (Mirifle, Disoow)
2.Amiin Maxamed Faarax, (Mirifle, Garwaale)
3.Cudbi C/raxmaan Cabdi (Mirifle, Xariin)
4.Cabdullaahi Nuur Maxamed (Mirifle, Leysaan)
5.Ugaas Isaaq Cali (Mirifle, Jiroon)
6.Aadan Dooyow Suuroow,(Mirifle, Heledi)
7.Cali Cabdi Cali, (Mirifle, Eelaay)
Magacyada Guddiga Beesha Mirifle Sagaal
8.Mad- Kariin Mad Aftiin, (Mirifle, Hubeer)
9.Aamino Isaaq Maxamed, (Mirifle, Geeledle)
10.Xasan Macalin Yuusuf, (Mirifle, Hadame)
11.Cabdiwahaab Sh. Mad Kariin, (Mirifle, Luwaay)
12.Carfa Ibraahim Aadan, (Mirifle, Jilible)
Magacyada Guddiga Beesha Digil
13.Ibraahim Cismaan Maadoow,(Digil,5-taCaleemood)
14.C/risaaq Maxamed Yuusuf (Digil, Jiido)
15.Maxamed Nuur Sh Cade (Digil, Geledi)
16.Cismaan Macalin Cabdi Ibraahim,(Digil, Dabarre)
17.Nuurto Maxamed Cabdi (Digil, Garre)
18.Shaacir Abuukar Cali (Digil, Begadi)
Magacyada Guddiga Beesha Dir
19.Ruun Siraad Cali (Dir, Baajimaal)
20.Maxaad Maxamed Ciise (Dir, Biimaal)
21.Cabdifitaax Cali Axmed (Dir, Biimaal)
Magacyada Guddiga Beesha 5-aad
22.Maxamed Nuur Maxamed Xabiib, (Beesha 5-aad, Barawaan)
Magacyada Guddiga Beesha Hawiye
23.C/laahi C/qaadir Macoow, (Hawiye, Shiikhaal)
24.Ibraahim Macalin Cismaan (Hawiye, Shiikhaal)
25.Farxiyo Maxamed Axmed (Hawiye, Hilibi)
26.Yuusuf Cali Axmed (Hawiye, Gaaljecel)
Magacyada Guddiga Beesha Daarood
27.Axmed Maxamed Cabdi (Daarood, Ogaadeen)
Kala Soco Warar Sugan: Warbaahinada Muurinews.com Iyo Somalibritishmedia.com